HomeWararDhacdo Naxdin leh:-Haweenay Toorreey ku dishay Haweenay kale oo daris la ahayd

Dhacdo Naxdin leh:-Haweenay Toorreey ku dishay Haweenay kale oo daris la ahayd

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka ka imaanaya  degmada Beledxaawo ee Gobol Gedo ayaa ku warramaya in degmaasaas uu ka dhacay fal naxdin leh oo ay ka arga-gaxeen dadka degaanka, kadib markii haweeney ay middi ku dishay Haweenay kale oo daris la ahayd. Falkaasi naxdinta leh ayaa si gaar ah uga dhacay degaan lagu magacaabo Oodan oo ka tirsan Degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya  degmada Beledxaawo ee Gobol Gedo ayaa ku warramaya in degmaasaas uu ka dhacay fal naxdin leh oo ay ka arga-gaxeen dadka degaanka, kadib markii haweeney ay middi ku dishay Haweenay kale oo daris la ahayd.

Falkaasi naxdinta leh ayaa si gaar ah uga dhacay degaan lagu magacaabo Oodan oo ka tirsan Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo, waxaana layaab ay ku noqtay dhacdadaasi dadka degaanka.

- Advertisement -

Ka hor dilka ayaa la sheegay in labada haween uu dhex-maray muran, kadibna ay mid ka  mdi ah soo qaadatay Toorreey, sidaasna ay ku dishay Haweeneyda kale oo sida la sheegay ay daris ahaayeen.

Marxuumadda la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Nasro Cabduqaadir Maxamed, ayada oo haatan maydkeeda la geeyay isbitaalka Kaliil ee degmada.

Haweenayda dilka Fulisay oo magaceeda lagu soo koobay Calaso Muxumad ayaa goobta isaga baxsatay, taasi oo ilaa iyo hadda ay ku raadjoogaan laaamaha ammaanka.

- Advertisement -

Dadka degaanka ayaa arrintaasi walaac ka muujiyay, waxaana ay sheegeen falkaaasi uu yahay mid ku cusub degaanka Oodan oo dilku ka dhacay.

Dhawaan ayay ahayd markii Caasimadda kumeelgaarka ah ee maamulka Jubbaland ee Kismaayo uu Wiil ku dilay Hooyadi, dilkaasi oo uu u adeegsaday Toorreey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts