HomeWararCiidanka Xoogga oo sameeyay Howlgal lagu soo qabtay dad laga shakisan yahay

Ciidanka Xoogga oo sameeyay Howlgal lagu soo qabtay dad laga shakisan yahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidamada xoogga dalka ayaa Saaacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalllo qorsheysan  ka sameeyeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobalka Shabeellada hoose. Ciidamada ayaa lagu soo warramayaan in s gaar ah ay howgallo Qorsheyssan kaga fuliyeen degaanno deexda ah ee Gobalaasi, waxaana ka mid ah  Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo. Saraakiisha horkacaysay Howgalkaasi ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka ayaa Saaacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalllo qorsheysan  ka sameeyeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobalka Shabeellada hoose.

Ciidamada ayaa lagu soo warramayaan in s gaar ah ay howgallo Qorsheyssan kaga fuliyeen degaanno deexda ah ee Gobalaasi, waxaana ka mid ah  Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo.

- Advertisement -

Saraakiisha horkacaysay Howgalkaasi ay sameeyeen Ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa ay sheegeen in  lagu soo qabqabtay tiro dad ah oo lagu tuhmay inay la shaqeynayeen dagaalamaayasha AL-Shabaab.

Waxaana intaasi ay ku dareen Saraakiisha Ciidanka in howlgalkaasi lagu burburiyay fariisimo qarsoodi ah oo ay halkaas ay ku lahaayeen dagaalamayaasha AL-Shabaab.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts