HomeWararWasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Imaaraadka Carabta (Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Imaaraadka Carabta (Sawirro)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kulan Waxaa uu maanta La qaatay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa waxaa uu safiirka ka dalbaday in dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta ay ka qeyb qaadato sidii loo hormarin lahaa Warbaahinta Dalka Soomaaliya. Safiirka Imaaraadka Maxamed Al-Othman ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Imaaraadka ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa kulan Waxaa uu maanta La qaatay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta.

Wasiirka ayaa waxaa uu safiirka ka dalbaday in dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta ay ka qeyb qaadato sidii loo hormarin lahaa Warbaahinta Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Safiirka Imaaraadka Maxamed Al-Othman ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Imaaraadka ay garab tagaan tahay Shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa xiriir aad u fiican la leh dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta iyadoona Dowladda Imaaraadka ay dhawaan dalkeeda u qaaday 13 qof oo ku dhaawacmay Qaraxii Hotel Central ee degmadda Xamar weyne.

u1 U2 U3

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts