HomeWararDoorashada Madaxtinimada Somaliland oo Dib Loo Dhigay

Doorashada Madaxtinimada Somaliland oo Dib Loo Dhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddiga Doorashadda Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadda Madaxtinimo ee Maamulkaasi. muddo 9 Bilood ayaa Dib loo dhigay Doorashadda oo Muran uu ka taagnaa Waqti la qaban doono. Sido kale Guddiga Doorashadda Somaliland waxa ay sheegeen in Muddo Lix Bil Gudaheeda in lagu diiwaangelin doono Cod Bixiyeyaasha Doorashadda. Dhawaan ayaa lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Doorashadda Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadda Madaxtinimo ee Maamulkaasi.

muddo 9 Bilood ayaa Dib loo dhigay Doorashadda oo Muran uu ka taagnaa Waqti la qaban doono.

- Advertisement -

Sido kale Guddiga Doorashadda Somaliland waxa ay sheegeen in Muddo Lix Bil Gudaheeda in lagu diiwaangelin doono Cod Bixiyeyaasha Doorashadda.

Dhawaan ayaa lagu waday in Maamulka Somaliland ay ka dhacdo Doorashadda Madaxtinimadda Maamulkasi.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts