HomeWararMaamulka Gobolka Banaadir oo Amar culus kusoo rogay Gaadiidleyda Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amar culus kusoo rogay Gaadiidleyda Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta Amar cusub kusoo rogay dhammaan gaadiidka dadweynaha noocyadiisa sida Mooto Bajaajta, Gaadiidka dadweynaha raacaan ee BL-ka loo yaqaano, kuwa Daweeyaha iyo Mootada laba lugaaleyda ah. Maamulka Gobolka ayaa darawalada gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku amray in wixii ka danbeeya Maanta aysan qaadir karin Askari […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta Amar cusub kusoo rogay dhammaan gaadiidka dadweynaha noocyadiisa sida Mooto Bajaajta, Gaadiidka dadweynaha raacaan ee BL-ka loo yaqaano, kuwa Daweeyaha iyo Mootada laba lugaaleyda ah.

Maamulka Gobolka ayaa darawalada gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku amray in wixii ka danbeeya Maanta aysan qaadir karin Askari hubeysan nooc walba uu yahay iyo hay’ad kasta uu ka tirsan yahay.

- Advertisement -

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar Saalax Dheere oo warbaahinta u Akhrinaayay amarkaan lasoo saaray ayaa sheegay in gaadiidkii ama Mootadii u hogaansami weyda amarkaan lala tiigsan doono sharciga.

Sidoo kale Maamulka Gobolka ayaa faray mas’uuliyiinta dowladda Federaalka inay u hogaansamaan amaawiirtii hore uga soo baxay Golaha Wasiirada Xukuumadda ee ahaan in markii ay marayaan baraha Koontaroolada la hubiyo gaadiidka ay saaran yihiin.

Amarkaan ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada habeen kahor Al-Shabaab weerar ku bilowday qaraxyo xooggan ku qaadeen Hotelka Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, waxaana weerarka ku dhintay dad ku dhow 10 ruux.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts