HomeWararDEG DEG: Weerar ka socda Hotel ku yaalla xeebta Liido & Rag...

DEG DEG: Weerar ka socda Hotel ku yaalla xeebta Liido & Rag hubeysan oo galay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jugta qarax xooggan ayaa dhowr daqiiqo kahor laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, qaraxa kadib ayaa waxaa sidoo kale la maqlay rasaas xoog leh oo isku daba dhacday. Weerar loo adeegsaday qaraxyo Is-miidaamin ah ayaa la tilmaamay in lagu qaaday Hoteelka Pearl Beach oo ku yaalla xeebta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta qarax xooggan ayaa dhowr daqiiqo kahor laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, qaraxa kadib ayaa waxaa sidoo kale la maqlay rasaas xoog leh oo isku daba dhacday.

Weerar loo adeegsaday qaraxyo Is-miidaamin ah ayaa la tilmaamay in lagu qaaday Hoteelka Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido, isla markaana waxaa gudaha u galay rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo haatan ka dhex dagaalamaya hotelka.

- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka ayaa gebi ahaan isku gadaamay aaga uu weerarka ka socdo, xaaladda ayaa lasoo warinayaa inay tahay mid kacsan.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa kusii qul-qulaya goobta, weli lama oga khasaaraha ka dhashay weerarka ka socda Hotelka  Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts