HomeWararDFS oo shaacisay tirada ugu horreeysa Ciidanka ATMIS ee dalka laga saarayo

DFS oo shaacisay tirada ugu horreeysa Ciidanka ATMIS ee dalka laga saarayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmiga ah ee ugu horreeysa ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS ee laga saarayo dalka, kadib War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda. Wasaaradda Qoraalka ay soo saartay ayaa lagu sheegay in illaa iyo dhamaadka bishan June aynu ku jirno ay dalka ka baxayaan 2000 oo ka mid ah […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmiga ah ee ugu horreeysa ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS ee laga saarayo dalka, kadib War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda.

Wasaaradda Qoraalka ay soo saartay ayaa lagu sheegay in illaa iyo dhamaadka bishan June aynu ku jirno ay dalka ka baxayaan 2000 oo ka mid ah ciidamada ATMIS, taasi oo qeyb ka ah qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2628 iyo 2670.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa caddeeysay in ay ka go’an tahay sidii Ciidanka Qalabka sida u qaadi lahaayeen mas’uuliyadda ah in amniga dalka kala wareegaan ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS.

Soomaaliya ayaa waxay magacawday koox farsamo oo isku dhaf ah oo ka kooban ATMIS iyo xafiiska taageerada QM ee Soomaaliya (UNSOS), kuwaasi oo kormeeri doona dhaqan-gelinta bixitaanka ciidamada ATMIS.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka oo ku qoran Luuq Ingiriisi ah.

- Advertisement -

Latest stories