HomeWararDEG DEG: Weerar ka socda Hotel ku yaalla xeebta Liido & Rag...

DEG DEG: Weerar ka socda Hotel ku yaalla xeebta Liido & Rag hubeysan oo galay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Jugta qarax xooggan ayaa dhowr daqiiqo kahor laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, qaraxa kadib ayaa waxaa sidoo kale la maqlay rasaas xoog leh oo isku daba dhacday.

Weerar loo adeegsaday qaraxyo Is-miidaamin ah ayaa la tilmaamay in lagu qaaday Hoteelka Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido, isla markaana waxaa gudaha u galay rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo haatan ka dhex dagaalamaya hotelka.

- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka ayaa gebi ahaan isku gadaamay aaga uu weerarka ka socdo, xaaladda ayaa lasoo warinayaa inay tahay mid kacsan.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa kusii qul-qulaya goobta, weli lama oga khasaaraha ka dhashay weerarka ka socda Hotelka  Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Latest stories