HomeWararSoomaali Badan oo ku dhimatay Shil Gaari oo Ka Dhacay Sudan

Soomaali Badan oo ku dhimatay Shil Gaari oo Ka Dhacay Sudan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ugu yaraan 13 qof oo Soomaali ah ayaa ku geeiyootay Dalka Sudan kadib markii Shil Xoogan uu Galay Gaari ay la socdeen. Dadka dhintay waxa ay ahaayeen Muhaajiriin ku sii jeeday Dalka Libya,kuwaaso rajo ka qabay iney gaaraan Dalka Talyaaniga. Meydadka Dadka Soomaalida Weli si rasmi ah looma kala saari karo sababo la xiriira dhaawacyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 13 qof oo Soomaali ah ayaa ku geeiyootay Dalka Sudan kadib markii Shil Xoogan uu Galay Gaari ay la socdeen.

Dadka dhintay waxa ay ahaayeen Muhaajiriin ku sii jeeday Dalka Libya,kuwaaso rajo ka qabay iney gaaraan Dalka Talyaaniga.

- Advertisement -

Meydadka Dadka Soomaalida Weli si rasmi ah looma kala saari karo sababo la xiriira dhaawacyo Culculus oo burburiyay Jirkooda.

Safaaradda Soomaalida Ee Dalka Sudan ayaa sheegtay Iney arintasi imminka ay ku howlan yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts