HomeWararXeer Ilaaliyaha Qaranka oo Sheegay In Maxkamad La Soo Taagi Doono Qoyskii...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo Sheegay In Maxkamad La Soo Taagi Doono Qoyskii Carruurta Ugudda Fircooni

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay In Sharciga la horkeeni Doono qoys waliba oo Gabdhahooda u gudda Gudniinka Fircooniga. Axmed Cali daahir waxa uu sheegay in Dowladda Federaalka ay u aqoonsan tahay Fal dambiyeed weyn in Carruurta gabdhaha ah loo guddo Gudniiinka Culumadda ay ka deyrisay Ee Fircooniga. Hadalkan ayuu ka […]

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay In Sharciga la horkeeni Doono qoys waliba oo Gabdhahooda u gudda Gudniinka Fircooniga.

Axmed Cali daahir waxa uu sheegay in Dowladda Federaalka ay u aqoonsan tahay Fal dambiyeed weyn in Carruurta gabdhaha ah loo guddo Gudniiinka Culumadda ay ka deyrisay Ee Fircooniga.

- Advertisement -

Hadalkan ayuu ka sheegay Xeer ilaaliyaha Qaranka Munaasabadda Xuska Maalinta Caalamiga Ee Haweenka.

Latest stories