HomeWararSoomaali Badan oo ku dhimatay Shil Gaari oo Ka Dhacay Sudan

Soomaali Badan oo ku dhimatay Shil Gaari oo Ka Dhacay Sudan

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ugu yaraan 13 qof oo Soomaali ah ayaa ku geeiyootay Dalka Sudan kadib markii Shil Xoogan uu Galay Gaari ay la socdeen.

Dadka dhintay waxa ay ahaayeen Muhaajiriin ku sii jeeday Dalka Libya,kuwaaso rajo ka qabay iney gaaraan Dalka Talyaaniga.

Meydadka Dadka Soomaalida Weli si rasmi ah looma kala saari karo sababo la xiriira dhaawacyo Culculus oo burburiyay Jirkooda.

Safaaradda Soomaalida Ee Dalka Sudan ayaa sheegtay Iney arintasi imminka ay ku howlan yihiin.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories