HomeWararJilaaga Idris Elba iyo Xaaskiisa Sabrina Dhowre oo taagero u raadinaya dalal...

Jilaaga Idris Elba iyo Xaaskiisa Sabrina Dhowre oo taagero u raadinaya dalal ay Soomaaliya ku jirto

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhowre ayaa Isniintii ugu baaqay ganacsatada iyo hoggaamiyayaasha siyaasada inay taageero dheeri ah siiyaan waddamada ugu saboolsan adduunka qaab maalgashi ah halkii ay deeq gargaar ah kasiin lahaayeen. Xafladdii furitaanka shirka sanadlaha ah ee Madasha Dhaqaalaha Adduunka (WEF) ee Davos, ayaa Idris iyo Sabitina lagu abaal mariyay shaqada ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhowre ayaa Isniintii ugu baaqay ganacsatada iyo hoggaamiyayaasha siyaasada inay taageero dheeri ah siiyaan waddamada ugu saboolsan adduunka qaab maalgashi ah halkii ay deeq gargaar ah kasiin lahaayeen.

Xafladdii furitaanka shirka sanadlaha ah ee Madasha Dhaqaalaha Adduunka (WEF) ee Davos, ayaa Idris iyo Sabitina lagu abaal mariyay shaqada ay ka qabteen ilaalinta deegaanka, cuntada iyo isbeddelka cimilada.

- Advertisement -

Sabrina Dhowre ayaa soo bandhigtay dhibaatooyinka dhanka cunnada ah ee ka jira Soomaaliya, Haiti, Sudan iyo waddamo kale, iyado si gaar ah diiradda u saaray dhibaatada heysata beeraleyda yar yar ee aan helin agabkii ay u baahnaayeen.

“Waxaan halkan u joognaa in aan iftiiminno dhibaatooyinka heysta dadka iyo dalalka aan wararkooda lasoo tebin” ayay tiri Sabrina.

Lamaanahan oo sidoo kale ah Danjirayaal Sharafeedka Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha ee Qaramada Midoobay, ayaa ka codsaday ka qaybgalayaasha shir madaxeedka sannadlaha in si degdeg ah dhaqaale loogu taageero dadka ay saamaysay cunto yari iyo isbeddelka cimilada.

- Advertisement -

“Dadka saboolka ah ee adduunku kaliya ma raadinayaan gargaar iyo deeqo, waxay raadinayaan maalgashi,” ayuu yiri Idris Elba ayaa yiri.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts