HomeWararBooliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay shaqsiyaad ku eedeysan burcadnimo

Booliska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay shaqsiyaad ku eedeysan burcadnimo

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Howlwaddaag ayaa qabtay labo nin oo ku eedeysan burcadnimo kuwaas oo Boliisku sheegay in ay dadka shacab ah dhibaatayn jireen isla markaana ay dhac u gaysan jireen.

Shaqsiyaadka lasoo qabtay ayaa Boolisku soo bandhigeen Sawiradooda iyo waxyaabihii ay u adeegsan jireen inay dadka kud dhacaan.

- Advertisement -

Waxyaabaha lasoo bandhigay ayaa waxaa ka mid ah Bistoolado caag ah, waxaana laga soo qabtay isgooska Degmada Howlwaddaag ee Gobolka Banaadir, waxaana loo gudbin doonaa sida Boolisku sheegay hay adaha ku shaqada leh Maxkamadeynta shaqsiyaadkaan lasoo qaabtay.

Waxaana socota Baaris dheeraad ah oo lagu sameynayo labada ruux ee Booliska Gobolka ay soo qabten, xili la sheegay in ku howlanaayeen dhibaataynta dadka shacabka ah ee Caasimadda.

 

Latest stories