HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maanta kusii jeeda Magaalada Garoowe

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maanta kusii jeeda Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, ahna caasimadda Maamulkaas. Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen uu casuumaad ka helay dhiggiisa Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, iyagoona kulamo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, ahna caasimadda Maamulkaas.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen uu casuumaad ka helay dhiggiisa Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, iyagoona kulamo ku yeelan doona Xarunta Madaxtooyada Garoowe.

- Advertisement -

Labada Madaxweyne ee Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Deni ayaa ka wadatashan doona arrimo kala duwan, isla markaana iska xog-wareysanaya xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo arrimo la xiriira dowladda Federaalka.

Maalmo kahor ayey aheyd markii uu Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni yimid magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo uu kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ,isaga oo saacado kadib ku laabtay Puntland,

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts