HomeWararDhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Xuska 8-da Maarso

Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Xuska 8-da Maarso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Iyadoo Maanta ay ku beegantahay 8-da Maarso oo ah maalin Haweenka aduunka ayaa munaasabad loogu dabaal dagayo maalintaasi waxaa ay ka dhacday Magaaladda Muqdisho iyadoona uu ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Munaasabadda oo si weyn loo soo agaasimay ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ay dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo Maanta ay ku beegantahay 8-da Maarso oo ah maalin Haweenka aduunka ayaa munaasabad loogu dabaal dagayo maalintaasi waxaa ay ka dhacday Magaaladda Muqdisho iyadoona uu ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Munaasabadda oo si weyn loo soo agaasimay ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada gole ay dowladda soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay in Haweynka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa ka qeyb qaatay horumarka Dalka.

Sidoo kale Maxadweyne Xasan ayaa ugu baaqay haweenka soomaaliyeed sii wadaan ka qeyb galka Horumarka Dalka uu hiigsanaayo.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts