HomeWararMarwada Madaxweynaha Dalka oo bogaadisay Haweenka Soomaaliyeed

Marwada Madaxweynaha Dalka oo bogaadisay Haweenka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Marwada Madaxweynaha Dalka Sahro Cumar Xasan ayaa Hambalyo ku Aadan 8-da Maarso oo ah maalinta Haweenka Aduunka Waxaa ay u dirtay Haweenka Soomaaliyeed Meelkasta oo ay dunida Ka Joogaan. Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa tilmaamtay in maanta ay qiimo gooni ah u leedahay Haweynka soomaaliyeed Waxaana Haweenka Soomaaliyeed ay ku boorisay in laga Shaqeeyo Horumarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Marwada Madaxweynaha Dalka Sahro Cumar Xasan ayaa Hambalyo ku Aadan 8-da Maarso oo ah maalinta Haweenka Aduunka Waxaa ay u dirtay Haweenka Soomaaliyeed Meelkasta oo ay dunida Ka Joogaan.

Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa tilmaamtay in maanta ay qiimo gooni ah u leedahay Haweynka soomaaliyeed Waxaana Haweenka Soomaaliyeed ay ku boorisay in laga Shaqeeyo Horumarka Dalka.

- Advertisement -

Munaasabado kala duwan oo loogu dabaaldagayo 8-da Maarso ayaa ka soconaysa Gobolada Dalka iyada oo ay xusid mudan tahay in wadooyinka qaar ee magaaladda Muqdisho ay xeran yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts