HomeWararWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda IOM

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda IOM

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Omar Jama (Huruse), ayaa la kulmay wafti ka socdey hay’adda IOM oo ay hoggaamineysey Ku xigeenka Xoghayaha guud ee hay’adda IOM Miss Amy Pope. Waxaa kale oo waftiga ka mid ahaa la taliyaha khaaska ah ee ku xigeenka Xoghayaha guud Ms. Kristin Dadey, Madaxa Bariga Africa MR. Mohammed Abdiker, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Omar Jama (Huruse), ayaa la kulmay wafti ka socdey hay’adda IOM oo ay hoggaamineysey Ku xigeenka Xoghayaha guud ee hay’adda IOM Miss Amy Pope. Waxaa kale oo waftiga ka mid ahaa la taliyaha khaaska ah ee ku xigeenka Xoghayaha guud Ms. Kristin Dadey, Madaxa Bariga Africa MR. Mohammed Abdiker, la taliyaha Madaxa Bariga Africa Mr. Said Sheikh Abdi iyo Madaxa hay’adda u qaabilsan Soomaaliya.

Kulanka oo aad muhiim u ah ayay uga wada hadalayn dar-dar gelinta hawlaha ay hay’addu ka hayso dalka Soomaaliya, sida tayeynta shaqaalaha iyo hay’addaha dawladda, xirfad iyo shaqo u abuurista barakcayaasha iyo qaxootiga, ka caawinta bulshada arrimaha waxbarashada, isku xirka qurba joogta iyo fududaynta sidii ay ugu faa’iideyn lahaayeen shacabka, wax ka qabashada arrimaha abaaraha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts