HomeWararXukuumadda oo shaacisay inuu dhammaaday muddo xileedkii Guddiga Isgaarsiinta Qaranka

Xukuumadda oo shaacisay inuu dhammaaday muddo xileedkii Guddiga Isgaarsiinta Qaranka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalkla ee xilgaarsiinta Cabdi Sheekh Axmed ayaa soo saaray warqad uu ku caddeynaayo dhammaadka muddo xileedka Guddiga Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka. Qoraalka ayaa waxaa uu Wasiir Cabdi Sheekh uu ku caddeeyay in muddo xileedka Guddiga Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka uu ku ekaa 22 ka bishii Maajo, 2022, isla markaana muddo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalkla ee xilgaarsiinta Cabdi Sheekh Axmed ayaa soo saaray warqad uu ku caddeynaayo dhammaadka muddo xileedka Guddiga Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

Qoraalka ayaa waxaa uu Wasiir Cabdi Sheekh uu ku caddeeyay in muddo xileedka Guddiga Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka uu ku ekaa 22 ka bishii Maajo, 2022, isla markaana muddo xileedkii Guddigaas uu ahaa 4 sanno, ayna idlaatay…

- Advertisement -

Wasiirka ayaa la wadaagaya Madaxda Qaranka iyo dhammaan daneeyeyaasha Isgaarsiinta in ay dhammaatay muddadii xil-heynta Maamulka Hay’adda, isla markaana lasoo magacaabi doono maamul cusub, kadib katalagalinta hay’adaha ay khuseyso.

“Iyadoo la tixraacayo Qodobka 11-aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ee dhigaya in muddada Xil-haynta Guddiga Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka uu yahay muddo 4 sano ah mudda xileedka maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (Board of directors ) wuxuu uu ku ekaa 22 ka bishii Maajo,2022.” Ayuu yiri Wasiirka.

Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalkla ee xilgaarsiinta Cabdi Sheekh Axmed ayaa Guddiga uga mahadceliyay Howshii ay qaranka usoo qabtaan afartii sano ay xilka hayeen.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Wasiirka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts