HomeWararDowladda Qatar oo ballan qaad ka sameeysay Gurmadka Abaaraha ka jira dalka

Dowladda Qatar oo ballan qaad ka sameeysay Gurmadka Abaaraha ka jira dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Qatar ee Muqdisho, Amb. Hassan bin Hamza Hashem. Ergeyga iyo Safiirka, ayaa kulanooda uga wada hadlay, sida guud ahaan dowladdaha Khaliijka, gaar ahaan dowladda Qatar ay gacan uga geysan karaan Gurmadka Abaaraaha daran ee ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Qatar ee Muqdisho, Amb. Hassan bin Hamza Hashem.

Ergeyga iyo Safiirka, ayaa kulanooda uga wada hadlay, sida guud ahaan dowladdaha Khaliijka, gaar ahaan dowladda Qatar ay gacan uga geysan karaan Gurmadka Abaaraaha daran ee ka jira dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Danjire Hassan bin Hamza, ayaa waxaa uu muujiyay sida ay dowladdiisa ugu go’an tahay, garab istaagga dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, sida lagu sheegay Qoraal uu soo saaray xafiiska Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha.

Gaba-gabadii kulanka ayaa waxaa uu Safiirka dowladda Qatar ee Muqdisho uu Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha u ballan qaaday wada shaqeyn buuxda, si loo samatabixiyo malaayiinta qof ee abaaruhu saameeyeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts