HomeWararGuddoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Fei Shengchao Danjiraha Shiinaha ayaa Guddoomiye Cabdi Xaashi soo gaarsiiyay salaan iyo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan dib u doorashadiisa oo uu ka waday Baarlamaanka Dowladda Shiinaha. Sidoo kale inta uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Fei Shengchao

Danjiraha Shiinaha ayaa Guddoomiye Cabdi Xaashi soo gaarsiiyay salaan iyo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan dib u doorashadiisa oo uu ka waday Baarlamaanka Dowladda Shiinaha.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday kulanka dhexmaray Danjire Fei Shengchao iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal iyo kor u qaadista doorka wada shaqayn ee Baarlamaannada labada Dal.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa maalmo kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Mehmet Yilmaz, wuxuuna kulankaas ku saabsanaa salaan sharafeed iyo hambalyo ku aadan dib u doorashada Guddoomiyaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts