HomeWararKulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Goor dhow furmay iyo Ajendayaasha

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Goor dhow furmay iyo Ajendayaasha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Goor dhow kulankoodii caadiga ahaa uu uga furmay Xarunta Villa Hargeysa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay hadal jeedinta Gudoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka, hadal jeedinta iyo xil wareejinta Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10aad. Sidoo kale Ajendaha kulanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Goor dhow kulankoodii caadiga ahaa uu uga furmay Xarunta Villa Hargeysa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay hadal jeedinta Gudoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka, hadal jeedinta iyo xil wareejinta Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10aad.

- Advertisement -

Sidoo kale Ajendaha kulanka ayaa waxaa ku jiro hadal jeedinta Guddoomiyaha  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo maalmo kahor loo doortay xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Kulankaan ayaa waxaa shir guddoominayo Guddoomiyaha KMG ah ee Cabdisalaan Xaaji Abuukar Dhabancad, waxaana socota xil wareejinta xilka Guddoomiyaha oo uu wareejinayo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursan Sheekh Cabdiraxmaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts