HomeWararSheekh Aadan Madoobe oo si rasmi ah ula wareegau xilka Guddoomiyaha Golaha...

Sheekh Aadan Madoobe oo si rasmi ah ula wareegau xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulankiisa ugu horeeyey shir guddomiyey, waxaana uu xilka kala wareegay Guddomiyihii hore Baarlamankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan ka hadlaayay ayaa waxaa uu sheegay in Ajendaha kulanka Maanta kaliya uu ahaa xil-wareejinta xilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulankiisa ugu horeeyey shir guddomiyey, waxaana uu xilka kala wareegay Guddomiyihii hore Baarlamankii 10-aad Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan ka hadlaayay ayaa waxaa uu sheegay in Ajendaha kulanka Maanta kaliya uu ahaa xil-wareejinta xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, isla markaana wixii Ajendayaal iyo shaqooyin kale ah ay kulamo kale ka yeelan doonaan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka u fasaxay maalmaha Ciidul fitriga, wuxuuna tilmaamay in kal-fadhiga Baarlamaanka  la isugu soo laaban doono 4-ta bisha May, si loo soo amba qaado shaqooyinka horyaalla Golaha oo ay ugu horreeyso doorashada Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka.

Sidoo kale Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in uusan koox gaar ah aheyn, isla markaana ay matelayaa Baarlamaanka, oo wixii qalalaad ah ay jira la sixci doono Ciidda, kadib oo dib la isugu soo laaba doono kulamada Baarlamaanka.

Kulanka ayaa waxa goob ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Cabdullahi Cumar Abshirow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts