HomeWararBuuq iyo Xaalad kacsanaan ah oo ka taagan Xarunta Golaha Shacabka

Buuq iyo Xaalad kacsanaan ah oo ka taagan Xarunta Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Buuq iyo sawaxan ayaa is qabsaday Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa oo ay manta kulankoodii 1aad ku yeelanayaan Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka 11aad tan iyo markii la doortay Guddoonka. Arrinta ayaa ka dambeysay kadib markii sida la sheegay ay xarunta galeen Xildhibaaanno gaaray 32 Xildhibaan oo laga soo doortay Ceel-waaq iyo Garbahaarrey,kuwaasi oo doorashadoodu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Buuq iyo sawaxan ayaa is qabsaday Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa oo ay manta kulankoodii 1aad ku yeelanayaan Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka 11aad tan iyo markii la doortay Guddoonka.

Arrinta ayaa ka dambeysay kadib markii sida la sheegay ay xarunta galeen Xildhibaaanno gaaray 32 Xildhibaan oo laga soo doortay Ceel-waaq iyo Garbahaarrey,kuwaasi oo doorashadoodu markii  horeba ahayd is-bar-bar yaac.

- Advertisement -

Muuqaallo iyo sawirro lasoo qaaday ayaa waxaa ay muujinayaa xaaald kacsanaan ah oo ka taagan xarunta, waxaana labada dhinac, midba mid ka kale uu ku eedeynaaa inuusan sharci kusoo bxin.

Fadhiga maanta ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka, tan iyo markii la doortay Guddoonka Cusub ee Baarlamaanka,waxaana qorshuhu ahaa in Maanta diiradda la saaro Ajendayaal ay ka mid yihiin:

1 – Hadal jeedinta Cabdisalaan Axmed Dhabancad oo ahaa Gudoomiyihii KMG ee Golaha Shacabka.

- Advertisement -

2 – Hadal jeedinta iyo xil-wareejinta Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad.

3 – Hadal jeedinta Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts