HomeWararQarax ay ku dhinteen Askar badan oo ka dhacay Shabeellaha dhexe

Qarax ay ku dhinteen Askar badan oo ka dhacay Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo Ciidamada Dowaladda Soomaaliya lagula eegtay qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha dhexe. Wararka ka imaanaya inta u dhaxaysa Magaalooyinka Balcad iyo Jowhar oo ka wada tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaa ay ku warramayaan in kolnyo ay la socdeen Ciidanka Dowladda lala beegsaday qarax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo Ciidamada Dowaladda Soomaaliya lagula eegtay qaybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wararka ka imaanaya inta u dhaxaysa Magaalooyinka Balcad iyo Jowhar oo ka wada tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaa ay ku warramayaan in kolnyo ay la socdeen Ciidanka Dowladda lala beegsaday qarax aad u weyn oo khasaare badan dhaliyay.

- Advertisement -

Qaraxa oo sida la sheegay dhacay Xalay Saqdii dhexe, waxaa lala eegtay kolonyo uu la socday Col Saney Cabdulle oo mararyay  inta u dhaxeysa magaalada Jowhar iyo Balcad.

Inta la xaqiijiyay 9 Askari ayaa ku dhintay Qaraxa, waxaana ku dhaawacmay tiro intaa ka badan oo ka trsan Ciidanka Dowladda.

Kornayl Saneey Cabdulle oo ahaa sargaalka qaraxa lagu weeray ayaa ka badbaaday sida ay ilo warredyo degaanka ku sugan ay xaqiijiyeen.

- Advertisement -

Sarkaalka la weeraray ayaa ku socday magaalada Jowhar, si uu kor joogto ugu noqdo doorashada kursiga HOP 141 oo ay deegaan doorashadiisu tahay magaaladasi, sida ay sheegayaan warar aynu helayno.

Wali Maamulka Hirshabeelle iyo hay’adaha amnigu wax war ah kama soo saarin Qaraxaasi Askarta badan ay ku dhinteen, waxaana hadda lala tacaalayaa dhaawacyadii soo gaaray Askarta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts