HomeWararXildhibaankii ugu horreeyay oo qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad

Xildhibaankii ugu horreeyay oo qaatay Shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka 11-aad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa Maanta oo sabti ah bilaabay shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, ee lagu soo doortay Goboleedyada iyo Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Muuse Geelle Yuusuf ayaa Xilhibaankii ugu horreeyay siiyay shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda, kaasi oo noqday Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa Maanta oo sabti ah bilaabay shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, ee lagu soo doortay Goboleedyada iyo Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Muuse Geelle Yuusuf ayaa Xilhibaankii ugu horreeyay siiyay shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda, kaasi oo noqday Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) oo kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#108.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa shahaadada Xildhibaannimo qaatay Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Cali Dhuxuloow oo kusoo guuleystay kursiga HoP#049, isla markaana deegaan doorashadiisa ay tahay Galmudug.

Xildhibaan Maxamed Nuur Abubakar Shariif Mustafa oo kusoo baxay kursiga Golaha Shacabka ee tirsigoiisu yahay HoP#265 ayaa qaatay shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shalay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka ku wargeliyay in Maanta ay si rasmi ah u bilaabaneyso shahaado siinta Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts