HomeWararPuntland oo gacanta ku dhigtay Doon si sharci darro ah u kalluumeysaneysay

Puntland oo gacanta ku dhigtay Doon si sharci darro ah u kalluumeysaneysay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda kallluumaysiga iyo khayaraadka Badda Puntland oo kaashanaysa ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa gacanta kusoo dhigtay Dooni kalluumaysi oo si sharci daro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha Puntland. Wasiirka kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Dr. Rashiid M. Yuusuf ayaa isaga  oo dhiirigelinaya ciidanka ilaalada xeebaha iyo shaqaallaha wasaaradda waxa uu dul tegay Doonida ay ciidanku soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda kallluumaysiga iyo khayaraadka Badda Puntland oo kaashanaysa ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa gacanta kusoo dhigtay Dooni kalluumaysi oo si sharci daro ah uga kalluumaysanaysay xeebaha Puntland.

Wasiirka kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Dr. Rashiid M. Yuusuf ayaa isaga  oo dhiirigelinaya ciidanka ilaalada xeebaha iyo shaqaallaha wasaaradda waxa uu dul tegay Doonida ay ciidanku soo qabteen.

- Advertisement -

Kormeerkaan waxaa ku weheliyey Wasiirka Agaasimaha waaxda hormarinta kalluumaysiga Sumayo Jaamac Maxamed, Isu-duwaha wasaaradda kalluumaysiga ee gobalka Bari Axmed Cafash iyo khuburo katirsan wasaaradda.

Wasiirka ayaa la tusay Dukumiintiydda ruqsada ee Doonta oo ah mid la dhaafay xiligii sharcigu siinayey inay ku kalluumaysato taasi oo xad gudub ku ah sharciga ogolaanshaha kalluumaysiga ee xeebaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan ayaa horay u sheegay in Maamulka xooga saari doonto sidii loola dagaalami lahaa kalluumaysiga sharcidaradda ah si loo ilaaliyo khayraadka ku jira Badda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts