HomeWararRW Rooble oo Ingiriiska kala hadlay u gurmashada Dadka ay abaarta saameysay

RW Rooble oo Ingiriiska kala hadlay u gurmashada Dadka ay abaarta saameysay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka horgagga Macluusha iyo Arrimaha Bani’aadminimada Nick Dyer. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ergayga gaarka ah ee Dowladda Ingiriiska kala hadlay sidii gurmad loola gaari lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu ku saameysay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka horgagga Macluusha iyo Arrimaha Bani’aadminimada Nick Dyer.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ergayga gaarka ah ee Dowladda Ingiriiska kala hadlay sidii gurmad loola gaari lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu ku saameysay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Nick Dyer u sheegay inay muhiim tahay wax ka qabashada xaaladda Bani’aadannimo ay heysata qoysas farabadan oo ay saameyn ballaaran ku yeelatay abaarta iyo biyo la’aan baahsan ee jirta.

Xukuumaddda Soomaaliya ayaa horey u ballan qaaday inay ka shaqeyn doonto sidii gurmad loola gaari lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu ku saameeysay Gobolada dalka, waxaana weli socda gurmad la gaarsiinayo qaar kamid ah dadkaas .

Kulanka uu Ra’iisul Wasaare Rooble la qaatay ergayga gaarka ah ee UK u qaabilsan ka horgagga Macluusha iyo Arrimaha Bani’aadminimada Nick Dyer ayaa waxaa ku wehlinayay Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle iyo xubno kale oo ka tirsan xafiiskiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts