HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad  Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta kulan kula qaatay magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay saameynta abaaraha ku yeelatay bulshada & deegaanadda Galmudug iyo sidii Dowladda Turkiga gacan uga geysan laheed dadka iyo duunyada ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad  Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta kulan kula qaatay magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho danjiraha Dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay saameynta abaaraha ku yeelatay bulshada & deegaanadda Galmudug iyo sidii Dowladda Turkiga gacan uga geysan laheed dadka iyo duunyada ay saameysay.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad  Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Safiirka Turkiga uga mahadceliyay taageerada Turkiga uu siiyo dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo ku saleysan dhinacyo kala duwan.

Axmed Qoorqoor ayaa weli ku sugan magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho, isla markaana waxaa uu kulamo kala duwan la qaadanayaa qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka, isagoo kala hadlaya Gurmadka Abaaraha iyo doorashooyinka Golaha Shacabka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts