HomeWararShacab careysan oo Nin hubeysan ku qabtay xaafad ka tirsan Magaalada Boosaaso

Shacab careysan oo Nin hubeysan ku qabtay xaafad ka tirsan Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Nin ku hubeysnaa qori AK-47 oo dhac u geysanaayay dad shacab ah ayaa habeenimadii xalay aheyd lagu qabtay xaafad ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, kaasi oo ku lebisnaa dharka tuutaha Ciidamada Puntland. Ninka ayaa waxaa gacanta ku dhigay qaar kamid ah shacabka Boosaaso oo ka qaaday qoriga uu watay, kadib markii ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin ku hubeysnaa qori AK-47 oo dhac u geysanaayay dad shacab ah ayaa habeenimadii xalay aheyd lagu qabtay xaafad ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, kaasi oo ku lebisnaa dharka tuutaha Ciidamada Puntland.

Ninka ayaa waxaa gacanta ku dhigay qaar kamid ah shacabka Boosaaso oo ka qaaday qoriga uu watay, kadib markii ay arkeen inuu dhac u geysanayey dad, isla markaana uu doonayey inuu ka qaato agabyo ay wateen dadkaas.

- Advertisement -

Dadka qabtay Ninka hubeysnaa ayaa Ninkaas ku wareejiyay Ciidanka Booliska Puntland, iyagoona markii dambe xiray, sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska oo tilmaamay inay Ninka ku wadaan baaritaano kala duwan, maadaama uu xirnaa dharka tuutaha.

Sidoo kale Saraakiisha Booliska Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa intaas kusii daray in baaritaan kadib sharciga la hor-gayn doono Ninka tuutaha Ciidanka ku lebisnaa ee qoriga wax ku baaranayay ee shacabku qabteen.

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa horey loogu qabtay rag hubeysan oo dhac u geysanayey dad shacab ah oo kamid ah dadka deegaanka, kuwaasi oo qaarkood la horgeeyay Maxkamad, isla markaana laga riday xukuno.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts