HomeWararGabar arooskeeda Maanta la filayay inuu ka dhaco Magaalada Hargeysa oo geeriyootay

Gabar arooskeeda Maanta la filayay inuu ka dhaco Magaalada Hargeysa oo geeriyootay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta quluubtooda aad u gilgilay war naxdin leh oo ku saabsan gabar arooskeeda la filayay inuu dhaco maanta oo geeri lama filaan ah ku timid. Dadka isticmaala baraha bulshada ayaa tan iyo saaka si weyn u hadal haya dhacdadan, waxaana farxaddii arooska mar qura baddashay tacsida. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta quluubtooda aad u gilgilay war naxdin leh oo ku saabsan gabar arooskeeda la filayay inuu dhaco maanta oo geeri lama filaan ah ku timid.

Dadka isticmaala baraha bulshada ayaa tan iyo saaka si weyn u hadal haya dhacdadan, waxaana farxaddii arooska mar qura baddashay tacsida.

- Advertisement -

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday qaban qaabada guurka Faadumo Ismaaciil iyo Khaalid Maxamed Maxamuud oo la filayay inuu meherkooda ka dhaco maanta hoteel ku yaalla magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

“Ma jirin xanuun weyni. kuma ay dhiman shil. Waa ay nabad iyo caafimaad qabtay. Shalay ayaa lagu booday, waxana la filayay inay ka soo rayso. saaka waxa guurkii beddelay geeri,” ayaa ka mid ahaa qoraalladiisa.

Wararka laga helay Ilo ku dhow qoyska Marxuumad, Faadumo Cismaan Aadan Dheeg ayaa sheegaya in Faadumo ay u geeriyootay xanuunka dhiig karta oo kusoo booday.

- Advertisement -

Qabuuro ku yaalla Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka socda qaban-qaabada Aaska Faaduma Cismaan, iyada oo farxadii Arooskeeda isku bedeshay murugo iyo tacsi gashay qoyska iyo Ehelada Marxuumada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts