HomeWararMaxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle?

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle?

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Yusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Raisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wadahadlay xaaladaha guud ee Hirshabeelle sida arrimaha amniga, abaaraha, dhibaatooyinkiii ay geysteen fatahaadaha iyo doorashooyinka Kulankaan waxaa si gaar ah looga hadlay arrimaha doorashooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Yusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Raisul Wasaaraha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wadahadlay xaaladaha guud ee Hirshabeelle sida arrimaha amniga, abaaraha, dhibaatooyinkiii ay geysteen fatahaadaha iyo doorashooyinka

- Advertisement -

Kulankaan waxaa si gaar ah looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo in Hirshabeelle ay ka bilaabato doorashada golaha shacabka oo si daahfuran u qabsoonta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts