HomeWararMuxuu yahay shirka W/Caafimaadka iyo Wasaaradaha Maamul Goboleedyada u furmay”

Muxuu yahay shirka W/Caafimaadka iyo Wasaaradaha Maamul Goboleedyada u furmay”

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federalka Soomaliya Dr Foosiya Abiikar Nuur ayaa maanta furtay shirka wadatashiga Wasaaradaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka bulshada. Shirka oo ah kii saddexaad ayaa doorkan diiradda lagu saari doonaa adeegyada aas aasiga ah ee Caafimaadka iyo sidoo kale saamaynta uu yeeshay caabuqa COVID19. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federalka Soomaliya Dr Foosiya Abiikar Nuur ayaa maanta furtay shirka wadatashiga Wasaaradaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka bulshada.

Shirka oo ah kii saddexaad ayaa doorkan diiradda lagu saari doonaa adeegyada aas aasiga ah ee Caafimaadka iyo sidoo kale saamaynta uu yeeshay caabuqa COVID19.

- Advertisement -

Sidoo kale inta shirku socdo ayaa waxaa diiradda si gaar ah loogu saari doonaa sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha caafimaad ee dalka gaar ahan arrimaha Covid19, iyo sidii Bulshadu ay u heli lahaayen adeeg Caafimaad oo dhammeystiran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts