HomeWararSaadaad Maxamed Nuur oo kusoo baxay doorashada Golaha Shacabka ee ka socota...

Saadaad Maxamed Nuur oo kusoo baxay doorashada Golaha Shacabka ee ka socota Baydhaba

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Iyadoo magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Dolwad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ay wali ka socoto doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Saaka halkaasi lagu doortay mid ka mdi ah Kuraastii loo madalsanaa maanta. Kursiga Hope180 ayaa lagu tarmay, waxaana ku guulaystay Saadaad Maxamed Nuur Aliyow, kaasi oo helay codod gaaray 87 cod. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Dolwad Goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ay wali ka socoto doorashada Golaha Shacabka ayaa waxaa Saaka halkaasi lagu doortay mid ka mdi ah Kuraastii loo madalsanaa maanta.

Kursiga Hope180 ayaa lagu tarmay, waxaana ku guulaystay Saadaad Maxamed Nuur Aliyow, kaasi oo helay codod gaaray 87 cod.

- Advertisement -

Kursiga ayaa waxa kula tartamay Maxamed Axmed Maxamed oo isaguna  heley codad gaaray  9 Cod, halka ay hallaabeen 4 cod, oo ka mid ah codadkii la dhiibtay.

Doorashada Golaha shacabka ayaa si toos ah uga billaabatay Magaalooyinka Maamul Goboleedyada Dalka,waxaana Magalada baydhabo shalay lagu doortay qaar ka mid ah Kuraasta Golaha shacabka, iyadoo maantana loo ballansan yahay in kuraas kale la doorto.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts