HomeWararMuuse Biixi “Waxaan ku garab taaganahay dowladda Itoobiya dagaalka ay kula jirto...

Muuse Biixi “Waxaan ku garab taaganahay dowladda Itoobiya dagaalka ay kula jirto TPLF”

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ayaa lasoo tabiyay inuu taageero u muujiyay dowladda Itoobiya ee dagaalka kula jirta xoogagga fallaagada ah ee TPLF, sida ay sheegtay Warbaahinta Fana ee ku hadashada afka dowladda. Fana ayaa warkan boggeeda Facebook ku daabacday 28-kii bishan November. “Waxaan garab taagan nahay ololaha badbaadada ah ee ay dowladda Itoobiya ka waddo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ayaa lasoo tabiyay inuu taageero u muujiyay dowladda Itoobiya ee dagaalka kula jirta xoogagga fallaagada ah ee TPLF, sida ay sheegtay Warbaahinta Fana ee ku hadashada afka dowladda.

Fana ayaa warkan boggeeda Facebook ku daabacday 28-kii bishan November.

- Advertisement -

“Waxaan garab taagan nahay ololaha badbaadada ah ee ay dowladda Itoobiya ka waddo waqooyiga dalkaas,” Fana ayaa soo xigatay hadalkaas oo ay sheegtay inuu yiri madaxweyne Biixi.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sida lagu soo warramay hadalkan ka sheegay kulan uu xafiiskiisa kula yeeshay madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cagjar.

Labada hoggaaiye ayaa sidoo kale ka wada hadlay sida loo ballaarin karo xiriirka ganacsi iyo midka dhaqaale ee u dhaxeeya labada dhinac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts