HomeWararFeysal Cali Waraabe: “Waan joojinayaa wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland”

Feysal Cali Waraabe: “Waan joojinayaa wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Feysal  Waraabe oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarad ah ee Ucid, ayaa sheegay in in Wadahadaladii muddada soo socday ee u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya uu joojin doono. Isaga iyo xubno kale oo  ka socda xisbiyada mucaaradka ee Somaliland oo ay hogaaminayaan madaxda xisbiyada, kuna sugan Magaalada Magaalada Nairobi ayaa waxaa ay halkaas u joogaan arrimo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Feysal  Waraabe oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarad ah ee Ucid, ayaa sheegay in in Wadahadaladii muddada soo socday ee u dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya uu joojin doono.

Isaga iyo xubno kale oo  ka socda xisbiyada mucaaradka ee Somaliland oo ay hogaaminayaan madaxda xisbiyada, kuna sugan Magaalada Magaalada Nairobi ayaa waxaa ay halkaas u joogaan arrimo ku aaddan doorashooyinka Somaliland.

- Advertisement -

Faysal Cali waraabe oo ka mid ah madaxdaas ayaa BBC u sheegay in ujeedada ay u scdaan ay tahay sidii ay doorashada dabayaaqada sannadka dambe ka dhici doonta Somaliland ugu raadin lahaayeen taageero farsamo iyo mid dhaqaale.

Faysal wuxuu kaloo BBC u sheegay in uu weli yahay musharrax mar kale u taagan tartanka madaxtinimada Somaliland.

Wxuu intaa ku daray in uu qorshaynayo in uu baarlamaanka hor geeyo in la joojiyo wadahadalladii u dhaxeeyey Somalia iyo Somaliland oo uu ku tilmaamay kuwo khasaare mooyee aysan faa’iido ugu jirin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts