HomeWararWararkii ugu dambeeyay doorashada Golaha Shacabka ee Galmudug

Wararkii ugu dambeeyay doorashada Golaha Shacabka ee Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug lagu dooran doonaa labo kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo horay Guddiga doorashada Galmudug ay ugu soo gudbiyeen Guddiga doorashooyinka. Maanta oo Arbaco ah ayaa loo madalsan yahay in la doorto labada kursi ee tirsigoodu yahay Hpe026 iyo Hope104,kuwaasi oo ay manta ku tartami doonaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug lagu dooran doonaa labo kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo horay Guddiga doorashada Galmudug ay ugu soo gudbiyeen Guddiga doorashooyinka.

Maanta oo Arbaco ah ayaa loo madalsan yahay in la doorto labada kursi ee tirsigoodu yahay Hpe026 iyo Hope104,kuwaasi oo ay manta ku tartami doonaan Xubnaha musharixiinta ah ee ku tartami doona.

- Advertisement -

Doorashada Galoha shacabka ayaa si toos ah uga billaabatay magaalooyinka Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo sidoo kalena Xildhibaanada Galaha shacabka ku matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland lagu doortay muqdisho.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts