HomeWararAbaanduulaha guutada 10aad ee qeybta 43aad oo kulamo la qaatay Saraakiisha Ciidanka...

Abaanduulaha guutada 10aad ee qeybta 43aad oo kulamo la qaatay Saraakiisha Ciidanka Xoogga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad G/dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax oo kusugan magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay sarakiisha iyo Ciidanka ururka 27aad ee ku sugan xerada ciidamada UK ee magalada Balladxaawo. Abaanduulaha ayaa ciidanka halkaas ku sugan ku amaanay shaqada adag oo ay hayaan waxa uuna kula dardaarmay in ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad G/dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax oo kusugan magalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay sarakiisha iyo Ciidanka ururka 27aad ee ku sugan xerada ciidamada UK ee magalada Balladxaawo.

Abaanduulaha ayaa ciidanka halkaas ku sugan ku amaanay shaqada adag oo ay hayaan waxa uuna kula dardaarmay in ay u diyaar garoowaan howlgal adag oo lagu ciribtiriyo kooxaha argagixisada ah ee ku sugan qeybo ka mid ah dalka.

- Advertisement -

Ugu danbeyn taliyaha ayaa la wareegay feylka guud ee ciidamada ururka 27aad guutada 10aad ee ka howlgasho magalada Balladxaawo , ujeedka ayaana ahaa sidi uu u ogaan lahaa kuwa shaqada xaadirka u ah iyo kuwa ka maqan shaqadooda wuxuu amar ku siiyay sarakiisha ururkaasi in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo xareeyo ciidamada ka maqan xerada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts