HomeWararShil ay Haween ku dhinteen oo ka dhacay degaan ka tirsan Puntland

Shil ay Haween ku dhinteen oo ka dhacay degaan ka tirsan Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Shil khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh gaystay oo goordhaweyd ka dhacay inta u dhaxaysa dalwayn iyo Juriile oo ka tirsan degaanada Maamulka Puntland. Wararku waxaa ay sheegayaan in Shilku uu yahay mid khasaaro badan dhaliyay, waxaana lagu soo warramayaa in ay ku geeriyoodeen in ka badan Seddex ruux oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Shil khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh gaystay oo goordhaweyd ka dhacay inta u dhaxaysa dalwayn iyo Juriile oo ka tirsan degaanada Maamulka Puntland.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Shilku uu yahay mid khasaaro badan dhaliyay, waxaana lagu soo warramayaa in ay ku geeriyoodeen in ka badan Seddex ruux oo shacab ah.

- Advertisement -

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo ay la socdeen dad rakaab ah, waxaana la xaqiijiyay in Seddex qof oo dumar ah ay ku dhinteen.

Seddexda qof ee dumarka ah ee geeriyooday ayaa lagu soo warramayaa in labo ka mid ah ay la socdeen Gaari ka yimid Boosaaso, halka Haweenayda kale ee shilka ku dhimatay ay ka mid ahayd Rakaab saarnaa Gaari Nooho ah oo ka yimid Magaalada Dhahar.

Wali Mas’uuliyiinta Gobolka wax war ah kaam soos aarin Shilkaasi ka dhacay inta u dhaxaysa dalwayn iyo Juriile, waxaana sidoo kale laga dayrinayaa xaaladda dadkii ku dhaawacmay Shilka.

- Advertisement -

Degaanada Maamulka Puntland ayaa tiro dhoawr jeer ah waxaa ka dahcay Shilal khasaaro badan dhaliyay, oo ay ku dhinteen dad shacab ah, waxaana inta badan loo aaneeyaa waddooyinka qaar oo bur-bursan iyow adayaasha Gaadiidka oo xawaare sare ku kexeeya gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts