HomeWararGuddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeellaha hoose oo baaq u diray dhalinyarada ka...

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeellaha hoose oo baaq u diray dhalinyarada ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha dhawaan la magacaabay ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladaah Gobalka uu Guddoomiyaha ka yahay iyo sidoo kale qorsahe yaal kale oo maamulkiisu wado. Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur oo wareysi bixiyay ayaa baaq u diray Dhallinyarada ka tirsan dagaalamaayasha Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya Gobolka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha dhawaan la magacaabay ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xaaladaah Gobalka uu Guddoomiyaha ka yahay iyo sidoo kale qorsahe yaal kale oo maamulkiisu wado.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur oo wareysi bixiyay ayaa baaq u diray Dhallinyarada ka tirsan dagaalamaayasha Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya Gobolka, isagoo dhanka kale sheegay iney qaadayaan howlgal la isugu furi doono waddooyinka isku xira Gobolka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha ayaa xusay in Maamulkiisa uu fursado shaqo siin doono dhallinyarada, ayna ku dadaalayaan shaqo abuurka dhallinyarada, si ay uga faa’iideystaan fursadaha uu Maamulka soo hordhigay.

Maxamed Cabdiraxiin Nuur Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa hoosta ka xariiqay in ay ka shaqeynayaan dib u soo nooleynta Kaabayaasha dhaqaalaha, ayna dhiiri gelinayaan Ganacsatada maalgashiga ka sameysaneyso Gobolka.

Sidoo kale Maxamed Cabdiraxiin Nuur Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa intaas ku daray in uu kulamo layeelan doono qaybaha kaal duwan ee Bulshada Gobolka, isagoo  sheegay in Isbaarooyinka degaanadaasi ay qaadi doonaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts