HomeWararLaamaha ammaanka Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay Khamri farabadan iyo dadkii...

Laamaha ammaanka Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay Khamri farabadan iyo dadkii watay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Laamaha ammaanka Gobolka Mudug ayaa xalay gacanta ku dhigay maandooriye kala duwan, kadib markii Ciidanku ay sameeyen howgallo qorsheysan. Ciidanka ayaa qabtay 50 kartoon oo ay ku jiraan dhalooyinka Maandooriyaha Khamriga, waxaan si gaar ah looga qabtay laanta 5aad xaafada Yameyska ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Ciidamadda amniga oo hawlgalkaan kusoo qabtey tiradii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laamaha ammaanka Gobolka Mudug ayaa xalay gacanta ku dhigay maandooriye kala duwan, kadib markii Ciidanku ay sameeyen howgallo qorsheysan.

Ciidanka ayaa qabtay 50 kartoon oo ay ku jiraan dhalooyinka Maandooriyaha Khamriga, waxaan si gaar ah looga qabtay laanta 5aad xaafada Yameyska ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Ciidamadda amniga oo hawlgalkaan kusoo qabtey tiradii ugu badnayd oo ah maandooriye khamri oo la doonayay si sharci daro ah in looga ganacsado waxay sheegeen saraakiisha ciidamaddu inuu socon doono hawlgalkaan.

Degaanada Gobolka Mudug ayaa tiro dhowr jeer ah waxa loogu soo qabtay Khamri farabadan iyo dadkii watay, waxaan Taliska Booliosku ay horay usoo bandhigeen Maandooriye si sharci darro ah ay degaanadaasi dad ka ganacsada Muqaadaraadka ay u soo galiyeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts