HomeWararCiidanka Dowladda oo howgallo qorsheysan ka sameeyay  Gobolka Gedo

Ciidanka Dowladda oo howgallo qorsheysan ka sameeyay  Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaawafay waxaa ay howgalloqorsheysan ka fuliyeed degaanno ka tirsan Gobolka  Gedo, waxaana howlgalladu ahaayeen kuwo ammaanka la xariiray. Howlgalkaasi oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka degaano ka tirsan gobalka Gedo, gaar ahaan magaalada Garba haarreey, halkaasi oo lagu wado inay ka qabsoonto Doorashada Goloha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya. […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaawafay waxaa ay howgalloqorsheysan ka fuliyeed degaanno ka tirsan Gobolka  Gedo, waxaana howlgalladu ahaayeen kuwo ammaanka la xariiray.

Howlgalkaasi oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka degaano ka tirsan gobalka Gedo, gaar ahaan magaalada Garba haarreey, halkaasi oo lagu wado inay ka qabsoonto Doorashada Goloha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Howlgalka ayaa waxa Hoggaaminayey Taliyaha Guutada 10-aad qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo G/le sare Warfaa Shiikh Aadan Faroole iyo Abanduulaha Guutada G/dhaxe Cismaan Shiikh Cabdi Qorax.

Sarakiisha ayaa sheegay in ay sii wadi donaan Hawgalada lagu xoojinaayo guud ahaan amaanka gobalka.

Latest stories