HomeWararGuddiga Doorashada Somaliland oo soo saaray Jadwalka laba kursi oo Golaha Shacabka...

Guddiga Doorashada Somaliland oo soo saaray Jadwalka laba kursi oo Golaha Shacabka ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Guddiga oo Qoraal  soo saaray ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta oo Jimco ah ay bilaabaneyso diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Guddiga oo Qoraal  soo saaray ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta oo Jimco ah ay bilaabaneyso diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Golaha Shacabka ee tirsagoodu yahay HOP239 iyo HOP237.

- Advertisement -

Labada Kursi mid kamid ah ayaa waxaa ku fadhiyay Xuseen Carab Ciise, kaasoo ah kursiga tirsigiisu yahay HOP239, waxaana u tartamaya Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Sidoo kale kursiga kale ee Tirsigiisu yahay HOP237 ayaa waxaa horey ugu fadhiyay Biixi Iimaan Cige, waxaana Guddiga doorashada Somaliland ay sheegeen in diiwaan-gelinta Musharaxiinta laba kursi lasoo gaba-gabeyn doono maalinta sabtida.

Maalmaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ay ka dhacdo doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, iyagoona Guddiga doorashada tilmaamay inay wadaan diyaar garoow.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Jadwalka lasoo saaray 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts