HomeWararMadaxweyne Axmed Qoorqoor oo magacaabay Guddi cusub (Wareegto)

Madaxweyne Axmed Qoorqoor oo magacaabay Guddi cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Daadejinta adeegga Dowladaha Hoose ee Maamulkaas, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Qoorqoor. Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa ka kooban 10-xubnood, isla markaana waxaa Guddiga ay ka shaqeyn doonaan Daadejinta adeeggyada Dowladaha Hoose ee Maamulka Galmudug. Guddigaan ayaa waxaa hoggaamin doona Madaxweyne ku-xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Daadejinta adeegga Dowladaha Hoose ee Maamulkaas, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Qoorqoor.

Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa ka kooban 10-xubnood, isla markaana waxaa Guddiga ay ka shaqeyn doonaan Daadejinta adeeggyada Dowladaha Hoose ee Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa waxaa hoggaamin doona Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, waxaana sababta keentay magacaabista Guddiga lagu sheegay inay tahay baahi loo qabo in la magacaabo Guddiga Daadejinta adeegga Dowladaha Hoose.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa uu laamaha kala duwan ee amniga Maamulkiisa faray inay la shaqeeyaan Guddigaan uu magacaabay, si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso Magcayada xubnaha Guddiga ee la magacaabay.

- Advertisement -

1-Axmed Xasan Cali Wasiiru Dowlaha W. Arimaha Gudaha (Gud. Kuxigen)

2-Farxaan Cali Maxamuud Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

3-Maxamed Xaashi Dhoore Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

4-Cabdiwali C/llahi laamac Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

5-Cabdinasir Geelle Cilmi Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta

6-Maxamuud Cabdi Axmed ‘Kaarshe’ Wasiirka Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta

7-Axmed Casir Dhiblaawe Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-U-Dhiska

8-Siciid Siyaad Shirwac Wasiirka Wasaaradda Bayada

9-Yaxye Xasan Xiish Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

10- Ubax Xuseen Dhiblaawe Wasiirka Wasaaradda Haweenka yo Xuquuqda Aadanaha

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts