HomeWararShaqaalaha Kaawooyinka Dhagaxa ee Mandera oo lagu amray inay shaqada joojiyaan cabsi...

Shaqaalaha Kaawooyinka Dhagaxa ee Mandera oo lagu amray inay shaqada joojiyaan cabsi laga qabo Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in la wada xiro Kaawooyinka Dhagaxa ee Mandera sababo dhinaca Ammaanka. Taliyaha Boliska Mandera, Job Boronjo ayaa ka codsaday Xoogsatadda Kaawooyinka inay joojiyaan shaqada ilaa bilowga sannadka soo socda, wuxuuna xusay inay u baahan yihiin Waqti ay ku maamulaan Ciiddanka Ammaanka iyo in ay Kooxda Ammaanka ugu suurto-gasho inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in la wada xiro Kaawooyinka Dhagaxa ee Mandera sababo dhinaca Ammaanka.

Taliyaha Boliska Mandera, Job Boronjo ayaa ka codsaday Xoogsatadda Kaawooyinka inay joojiyaan shaqada ilaa bilowga sannadka soo socda, wuxuuna xusay inay u baahan yihiin Waqti ay ku maamulaan Ciiddanka Ammaanka iyo in ay Kooxda Ammaanka ugu suurto-gasho inay soo booqdaan Qoysaskooda, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Taliyaha waxa uu tilmaamay inay Xoogsatada Kaawooyinka u nugul yihiin inay la kulmaan Weeraradda Alshabaab ee xilli kasta la filan karo.

In ka badan 500 Xoogsato ayaa ka shaqeysta Kaawooyinka Dhagaxa ee Koromeey ee duleedka Mandera ee W/bari Kenya.

Bishii December 2-dii ee Sannadkii hore, weerar ay Alshabaab ku qaadeen Deegaankaasi waxaa lagu dilay 36 Shaqaale Kenyan aan Muslim ahayn.

- Advertisement -

© Radio Dalsan      

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts