HomeWararCiiddan cusub oo Jabuutiyaan oo soo gaaray Gobalka Hiiraan.

Ciiddan cusub oo Jabuutiyaan oo soo gaaray Gobalka Hiiraan.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Jabuuti ayaa waxay Ciiddan cusub u soo daad-gureysay Gobalka Hiiraan, si ay u beddelaan Ciiddankii horey halkaasi u joogay 12-kii bilood ee la soo dhaafay. Boqolaal Ciiddan Cusub ayaana shalay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Khaliif Airport ee magaalladda Beled-weyne, kuwaasi oo shaqada kala wareegayo Ciiddankii horey u joogay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Jabuuti ayaa waxay Ciiddan cusub u soo daad-gureysay Gobalka Hiiraan, si ay u beddelaan Ciiddankii horey halkaasi u joogay 12-kii bilood ee la soo dhaafay.

DJ 1Boqolaal Ciiddan Cusub ayaana shalay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Khaliif Airport ee magaalladda Beled-weyne, kuwaasi oo shaqada kala wareegayo Ciiddankii horey u joogay Gobalkaasi.

- Advertisement -

 

DJ000

Diyaarad Xamuul oo ay QM leedahay ayaana Ciiddankaasi iyo qalabkooda Milliteri looga soo daabulay dalka Jabuuti, waxayna ciiddanka cusub joogi doonaan muddo hal sanno.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ciiddankii ugu horreeyey ee ka socday dalka Jabuuti waxay Somalia yimaadeen bishii December ee sannadkii 2011-kii, kuwaasi oo tiradoodu dhamayd 960-Askari.

Ciiddankaasi oo la dejiyey Gobalka Hiiraan waxay kaalin ka qaateen Hawlgalkii AMISOM ee Dagaalamayaasha Alshabaab looga saaray inta badan Gobalka Hiiraan.

Reer Hiiraan waxay Ciiddanka Jabuuti ugu yeeraan Hiil-walaal, waxaana aad u wanaagsan Xiriirka Ciiddankaasi iyo Bulshadda ku nool Hiiraan.

© Radio Dalsan      

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts