HomeWararJarmalka oo deeq lacageed ugu yaboohay Maamulka K/Galbeed

Jarmalka oo deeq lacageed ugu yaboohay Maamulka K/Galbeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal Qoraal oo ka soo baxay Safaaradda Jarmalka ku leedahay magaalladda Nairobi ayaa lagu sheegay inay Shan Boqol oo Euro (€500,000) ugu deeqeen Tuulladda Carruurta ee SOS Somalia (SOS children’s Village), si ay ugu fuliyaan Adeegyadda Horumarinta ee ka socda magaalladda Baydhabo. Tuulladda Carruurta ee SOS Somalia (SOS children’s Village) waxay maamushaa Dugsi Xannaanadda Carruurta, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal Qoraal oo ka soo baxay Safaaradda Jarmalka ku leedahay magaalladda Nairobi ayaa lagu sheegay inay Shan Boqol oo Euro (€500,000) ugu deeqeen Tuulladda Carruurta ee SOS Somalia (SOS children’s Village), si ay ugu fuliyaan Adeegyadda Horumarinta ee ka socda magaalladda Baydhabo.

euro 2Tuulladda Carruurta ee SOS Somalia (SOS children’s Village) waxay maamushaa Dugsi Xannaanadda Carruurta, iyagoo taageero siiya carruurta Deegaanka si loo xaqiijiyo Nolosha Qoysaskooda.

- Advertisement -

Tuulladda Carruurta ee SOS Somalia (SOS children’s Village) waxay kaloo Isbitaal weyn ku leeyihiin magaalladda Muqdisho, oo Adeeg Caafimaad u fidiya Carruurta iyo Haweenka Xaamilada.

Ma aha markii ugu horreysay oo ay Dowladda Jarmalka kaalmo dhaqaale siiyaan Maamul-gobaleedyadda Somalia, waxayna bishii hore bixiyeen lacag dhan 150,000 oo Euro  oo lagu taageeray Qoysaska ay waxyeelladdu ka soo gaareen Daadadkii ku soo fatahay Gobalka Hiiraan ee ay ku baaba’een boqolaal guri iyo dhul-beereedyo ku beernaa noocyadda dalagyada.

© Radio Dalsan 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts