HomeWararDagaalka Gaalkacyo oo laga cabsi qabo inuu caqabad ku noqdo Doorashada 2016ka

Dagaalka Gaalkacyo oo laga cabsi qabo inuu caqabad ku noqdo Doorashada 2016ka

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Siyaasiga Maxamed Maxamuud Nuur (Caalin) oo dowlada Finland kala taliya Arrimaha Soomaaliya ayaa kumicneeyay Dagaalka Gaalkacyo mid ka qota dheer laami la dhiso balse uu huwan yahay waji   siyaasadeed oo Dawlada iyo madaxda maamul Goboledyada qaar ay isugu gamban yihiin doorashooyinka la filayo sanadka soo socdo in Dalka ay ka qabsoonto. Diplamaasiga ayaa sheegay in madaxda […]

- Advertisement -

Siyaasiga Maxamed Maxamuud Nuur (Caalin) oo dowlada Finland kala taliya Arrimaha Soomaaliya ayaa kumicneeyay Dagaalka Gaalkacyo mid ka qota dheer laami la dhiso balse uu huwan yahay waji   siyaasadeed oo Dawlada iyo madaxda maamul Goboledyada qaar ay isugu gamban yihiin doorashooyinka la filayo sanadka soo socdo in Dalka ay ka qabsoonto.

Diplamaasiga ayaa sheegay in madaxda maamul goboledyada qaar ay ka feejigan yihiin turun turooyin siyaasaded islamarkaana ay isku dayayaan in ay ka hortagaan fursad waliba oo lagu qal-qalgalin karo Doorashada sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Siyaasiga Caalin ayaa ku taliyay in madaxda ay iska daayaan kursi jaceyl basle loo baahan yahay in ay gartaan maslaxada Dalka iyo tan danaha Dadka ay ku jirto si badbaado loo helo.

Iyadoo bishan December lagu madlaanaa in wada tashiyada qaran shirarkii lagu soo gabagabeeyay magaalooyinka ay ka arimiyaan maamulgoboledyada iyo Casimada Muqdisho lagu waday in uu qabsoomo si loo eego talooyinkii lasoo uruuriyay ee hanaanka Doorasho 2016 ka  balse isweydiinta ayeey tahay maqabsoomi doonaa shirkaasi mise waxaa nafeeynaya Dagaalkii Galkacyo.

 

Latest stories