HomeWararMaamulka Buula-burde oo faah-faahin ka bixiyay qaraxyo lagu burburiyay garoonka magaaladaasi

Maamulka Buula-burde oo faah-faahin ka bixiyay qaraxyo lagu burburiyay garoonka magaaladaasi

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay qaraxyo lagu weerarray dhismaha cusub ee garoonka Buula-burde ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Qaraxyada oo lagu xiray dhisme cusub oo loogu talagalay dadka ka dhoofaya ama ka soo dagaya garoonka inay sii maraan ayaa gabi ahaanba dhulka lagu daray sida ay muujinyaan sawiro laga soo qaaday. Gudoomiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay qaraxyo lagu weerarray dhismaha cusub ee garoonka Buula-burde ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Qaraxyada oo lagu xiray dhisme cusub oo loogu talagalay dadka ka dhoofaya ama ka soo dagaya garoonka inay sii maraan ayaa gabi ahaanba dhulka lagu daray sida ay muujinyaan sawiro laga soo qaaday.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Buula-burde Axmed Mahad Nuur ayaa faafahin ka bixiyay qaraxyadaasi lagu burburiyay dhismaha cusub ee garoonka magaalada, wuxuuna sheegay in Al-Shabaab ay ka dambeeyeen.

Guddoomiyaha ayaa carrabka ku dhuftay in degaalamayaasha Al-shabaab ay qayb o kala duwan ay miinooyinka ku xireen, isagoo intaa ku daray in dayac uu ka yimid dhanka Ciidanka ammaanka sugayay ee waar diyaha ka hahay goobaha laga ilaaliyo garoonka la qarxiyay.

Gudoomiyaha Buula-burde Axmed Mahad Nuur ayaa sidoo kale sheegay in wax dagaal ah, ama iska hor imaad ah uusan dhicin, maaddama sida uu tilmaamay ay dagaalamayaashu si qarsoodi ah kusoo galeen gudaha garoonka, kadibna ay dhisamaayasha Miinooyin ku xireen.

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts