Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.
Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.
Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...
Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi Xaashi cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Maxamed Guuleed Khadar ayaa soo saaray Habraaca doorashada Aqalka sare ee Somaliland. Hoos ka akhriso War-qadda Habraaca  Â
- Advertisement -
Guddoomiyaha Aqalka sare cabdi Xaashi cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Maxamed Guuleed Khadar ayaa soo saaray Habraaca doorashada Aqalka sare ee Somaliland.