HomeWararFarmaajo oo Goor dhow kulan la yeelanaya wafdi ka socda Qaramada Midoobey

Farmaajo oo Goor dhow kulan la yeelanaya wafdi ka socda Qaramada Midoobey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Amina J Maxamed ayaa Maanta oo Axad ah soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Amina J Maxamed iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo xubno ka tirsan Xafiiska Qaramada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Amina J Maxamed ayaa Maanta oo Axad ah soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Amina J Maxamed iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo xubno ka tirsan Xafiiska Qaramada Midoobey ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Xarunta Madaxtooyada kulan gaar ah kulan qaadan doona ku-xigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J. Mohammed iyo wafdi heer sare ah oo la socda ee soo gaaray Caasimadda.

Madaxweyne Farmaajo iyo ku-xigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadi doona arrimaha horumarinta bulshada (SDG), awoodsiinta siyaasadeed ee haweenka iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka.

“Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalal dhowr ah oo ka tirsan Gobolka oo ay socdaal ku marayso  Kuxigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J Mohammed” ayuu yiri Agaasimaha Madaxtooyada Cabdirashiid Xaashi oo shaaciyay kulanka dhexmari doona Farmaajo iyo Marwo Amina.

- Advertisement -

Imaanshaha wafdiga Qaramada Midoobey ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo khilaafka xoogan uu ka dhexeeyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble, kaasi oo markii hore ka bilowday kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts